• Laanta Afsomaliga




















Guddoomiyihii degmada Yaaqshiid Cabdi Miineey iyo afar ka mid ah ilaaladiisa oo maanta lagu khaarijiyay Miino wadada loogu aasay.

 
Halkaan ka akhri

Dagaal culus oo hubka noocyada kala duwan la isku adeegsaday oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo dhaawacyo fara badan uu geystay.

Halkaan ka akhri

Odayaasha Beesha Waceysle oo ka hadlay khilaafka u dhexeeyo Cali geedi iyo C/llaahi Yuusuf, kana digay in xilka qaadis lagu sameeyo Geedi.

 

Halkaan ka akhri

Idaacadda madaxa bannaan ee Simba oo maanta dib hawada ugu soo laabatay, kadib markii shalay ay Ciidmada Dowladda Albaabada isugu dhuteen.

 
Halkaan ka akhri

Halkaan ka Dhegeyso khudbaddii Ra´isal wasaare Geedi uu shirkii shalay la yeeshay Odayaasha Hawiye ka jeediyay.

Halkaan ka akhri

Toban qof oo ay ka mid yihiin Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah oo maanta ku dhaawacmay qaraxyo lala eegtay baabuur ay wateen Ciidamada Boliska Dowladda KMG ah Magaalada Muqdisho.

Halkaan ka akhri

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Dheere oo ka hadlay degganaanshaha magaalada Muqdisho 48-dii saac ee la soo dhaafay.

Halkaan ka akhri

Dagaal culus oo Caawa maqrabkii ka billaabmay Xerooyinka ku yaalla agagaarka Wadada Warshadaha sida, xerada Guulwadayaasha, Lidka Taangiyada iyo Xarunta dhexe ee Gaashaandhigga.

Halkaan ka akhri