• Laanta Afsomaliga




















Abwaanka weyn ee Abshir Bacadle oo Saakay sabab la’aan gurigiisa looga kaxeystay, xabsigana loo taxaabay.

Halkaan ka akhri

Taliyihii Ciidamada Booliska ee Xaafadda Arjantiin Kabtan Cabdi Xasan iyo illaaladiisa oo maanta lagu khaarijiyay gudaha xaafada Arjantiin ee Magaalada Muqdisho.

Halkaan ka akhri

Ra’isal wasaare Cali Max’ed Geedi oo heshiis qodobo badan ka kooban la gaaray Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye.

Halkaan ka akhri

Ra’isal Wasaare Geedi oo maanta kulan la yeeshay Odayaasha Golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye, garabka Maxamed Xassan Xaad.

Halkaan ka akhri

Jeneral Jilicoow Caddoow iyo ilaaladiisa ayaa galabta lagu dilay isgoyska afarta Jardiino ee Magaalada Muqdisho.

Halkaan ka akhri

Sadex qof oo uu kamid yahay Cabduqaadir Sheekh Maxamed (Aayatulaah) oo ahaa Ku-xigeenkii xeer ilaaliyaha guud ayaa maanta lagu dilay suuqa Bakaaraha.

Halkaan ka akhri