“TACSI” “TACSI” “TACSI” “TACSI” “TACSI”

INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

  1. AXMED IBRAAHIM GARABEY

  2. C/LLAAHI IBRAAAHIM GARABEY

  3. MACALIN MUXUMED IBR. GARABEY

  4. CUMAR IBRAHIM GARABEY

  5. YUSUF AXMED IBR. GARABEY &

DHAMMAAN REER IBR. GARABEYWAXEY HALKAAN TACSI TIIRAANYO LEH UGA DIRAYAAN DHAMAAN REER DAA’UUD MUUMIN, GEERIDII NAXDINTA LAHEYD EE UU KU GEERIYOODAY GACAN CADOW OO MAANTA OO AY TAARIIKHDU TAHAY 10 ABRIL 2007 KUDILEEN NIMAN AAN LAGARANEYN GURIGIISA HORTIISA OO KUYAALA XAAFADA SUUQA XOOLAHA EE MAGAALADA MUQDISHO ALLAHA U NAXARIISTEE

  •  
    •  
      • MARXUUM  MUUSE DAA’UUD MUUMIN JANADII FARDOWSANA ALLAHA KAWARAABIYO

HADII AAD UDIREYSO TACSI HOOS KUSOO QOR

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s