Aabihii Bombooyinka oo uu Ruushka Sameeystay, kadib markii mudo uu Mareykanka Dunida ku haystay Hooyada Bombooyinka & Dowlada Masar oo soo labeysay in ay heysato Hubka wax gumaado.

12

Halkaan ka akhri

Russian military tests ‘dad of all bombs’

Russia successfully tests what it calls world’s most powerful non-nuclear air-delivered bomb.

Officials claim bomb is four times more powerful than US Massive Ordnance Air Blast.

Amerika waxeey in mudo ahba la madax taaageygeysay , oo eey isula qab weeyneyd ahaanshaha wadanka kaliya ee heeysta BOMB-KA aduunka ugu casrisan oo eey ugu magac dareen (HOOYADA BOMB-KA?, balse taasi waxeey isku dhamaatey, kadib markii uu Russka soo saarey (AABAHA BOMB-KA).

Illaa iyo maanta americo ayaa keydineysay bomb-ka aduunka ugu xooga iyo quwada badan waa (THE MASSIVE ARDINANCE AIR BLAST BOMB (MOAB)), ee loogu magac darey (HOOYADA BOMB-KA), balse ‘Rushka oo iminka soo saartey bomb-kan cusub waxeeyna sheegeen in uusan wax yeeleyn doonin xariirka caalimiga ah, isla markaasna uusan abuureyn tartan cusub oo xagga hubka ah.

Laakiin sida cad mar hore ayaaba la’isla dhex marayaa tartan xagga hubka ah, iyadoo la sheegayo in Dowladda Rushka ay rabto ineey soo ceshato saameyntii ay aduunka ku laheyd si ay taaasi u gaartana ay inimka dib u dhaqan galineyso nidaamka hubka casriga ah, sidii midowgii SOVIET-KA.

Waxaa isa soo taraya quwadaha aduunka ee ku tartama humka ameyntiisa, iyadoo Dowladda Mareykanka ay soo food saartay cabsi aad u xoogan.

Dowladaha Yurub ayaa waayadan dambe Dowlada Mareykanka ku qalqaalinaayay Dowlada IRAN in laweeraro , waxa ayna sabab uga dhigayeen in ay IRAN diiday in ay joojiso sameynta hubka Nukliarka ah.

Balse mar qura ayaa waxaa soo if baxay in Dowlada Masar (Egypt) ayba heysato hubka wax gumaada ee loo yaqaan Nukliarka, balse ay diiday in ay kahadasho arinkaasi.

Dowladda Masar ayaa bilowday sameynta Hubka wax gumaado, kadib markii ay ogaatay in Dowlada ay deriska yihiin ee dagaalku horay u dhex maray ee Israil sameysatay hubka Nuliarka, sidaa darteedna ku sameysatay Hubkaas sida aadka ah wax ugumaada iyadoo aan ladareemin.

Intaa kadib waxay u fikirayaan Dowladaha is mooday in ay aduunka ugu aqli badan yihiin, hadana kawada siman naceybka Umadda Islaamka oo aan marnaba jecleyn in Dowlad Islaam ah dhalato ama Dowladaha Islaamka Hubka wax gumaada sameysto.

Balse waxey dareemeen in ay aduunka ku kordhiyeen oo kaliye cadowtinimo iyo isnaceyb oo gaaray in wadan walba isku dahto oo hub qarsoodi ah sameysto.

Ruun Barsane Jilyaale

Jameeca_jilyaale@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s