Abuu-Mansoor:-” Annagu shirka Asmara majoogno iney wax kasoo bexeena uma aragno ee anaga gudaha Soomaaliya ayaan joognaa oo ka dagaalannaa.

abu mansoor

 Abuu-Mansoor oo Mucaaraday Xubnaha Asmara oo ay kujiraan Maxkamadihii Islaamka ee uu kamidka ahaa

Halkaan ka akhri

Halkaan ka Dhageyso wareysiga Abuu-Mansoor

Sheekh Mukhtaar Rooboow ayaa si weyn uga soo horjeestay in ay isku mid yihiin iyaga iyo kooxda Asmara ee ay kamid yihiin xitaa Golihii Maxkamadaha Islaamka ee uu kamid ahaa isaga iyo kooxda Alshabaab.

Abuu-Mansoor ayaa sheegay in madaxda Al-shabaab ay joogaan gudaha dalka Soomaaliya, balse cid kamid ah ama katirsan kooxda Al-shabaab eysan jirin dibada.

Abuu-Mansoor ayaa yiri ” Anagu shirka Asmara majoogno iney wax kasoo baxaayaanna uma aragno ee gudaha Soomaaliyaan joognaa oo kadagaalanaa.

Mar wax laga weydiiyay waxa ay kudiiiyayaan go´aanada kasoo baxay shirka Asmara ayaa wuxuu yiri Abuu-Mansoor ” Walaaloow nin raba inuu dalka wax uqabto waa inuu joogaa gudaha oo kadagaallamaa, nin bannaankaas joogoo aan gaaladaan xabad kurideyn hada wuxuu soo kordhinaayo maleh, awalba waxaan ku heshiinay in aan wax kumaamulno Shareecada Islaamka kuna taagnaano, ee inaan meelahaas aadno oo Hoteela fadhiisanoo kahadalno waajibkeena maaha.

Sidoo kale Sheekha wuxuu kahadlay Dabkii laqabadsiiyay Suuqa weyn ee Bakaaraha, iyo cida kadambeysay.

Sidoo kale wuxuu kahadlay weeray ay ku qaadeen Meela badan ee ay deganaayeen Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Dowladda KMG ah.

Wuxuuna sheegay in ayaga dhinacooda ay kadhinteen 2 Ciidamada Shabaabka ah halka uu sheegay in Ethiopian-ka ay 5 uga dhinteen Ciidamada Dowladana uu sheehgay illaa 12 kadileen.

 Halkaan ka Dhageyso wareysiga Abuu-Mansoor

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s