Wasiirka Arimaha Dibedda Somaliland:- “Waxa nagu ballan ah in Boosaaso iyo Garoowe dhiigu qulqulan doono”.

Halkaan ka akhri

Halkaan ka dhageyso wareysiga oo dhan 

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mud. C/llaahi Maxamed Ducaale ayaa Digniin siiyey maleeyshiyada Garoowe mar uu la hadlayey BBC da qaybta afsomaliga.

Waxaana ka mid ahaa hadaladii wasiirka…

“Haday nagu kelifto oo ay ka waantoobiwaayaan kuwa maamulka isku sheegaya ee Garoowe fadhiyaa inay faraha kala baxaan SOMALILAND XADUUDAHEEDA, Garoowe iyo Boosaaso waa la dhaafayaa waxaanaanu tageynaa meel alaale iyo meeshii aanu isku hortaagi karno waxna kaga qaban karo PRE-EMPTIVE STRIKE (KA-GAADHSIIN) BAANU KU SAMEEYNAYNAA WAANA ARRIN CAALAMIYA..”

Laascaano

Hanjabaadyada labada dhinac ee maamul goboleedyada Somaliland iyo Puntland ayaa aad isu soo taraya, iyadoo koox walba ay sheegeyso in ay tan kale ka awood badin doonto.

Laascaano1

Halkaan ka dhageyso wareysiga oo dhan 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s