Abdinasir Said Ibrahim iyo Samia Yusuf Omar oo ah labada qof ee Somalia uga qeyb gashay Cayaaraha ka furmay magaalada Beijing ee China.

Cayaaraha Beijing ee dalka China oo Maanta daboolka laga qaaday halka ay Somalia uga qeyb galeen 2 qof kuwaas oo lagu kala magacaabo Abdinasir Said Ibrahim iyo Samia Yusuf Omar iyagoo kayimid dalka Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho Adan Cade International Airport iminkana kusugan dalka China gaar ahaan magaalada Beijing.
Cayaaraha Beijing ee dalka China oo Maanta daboolka laga qaaday halka ay Somalia uga qeyb galeen 2 qof kuwaas oo lagu kala magacaabo..

Abdinasir Said Ibrahim iyo Samia Yusuf Omar iyagoo kayimid dalka Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho Adan Cade International Airport iminkana kusugan dalka China gaar ahaan magaalada Beijing.

Sidoo kale waxaa halkaasi kaqeyb galay dowladda Djibouti sida aad arkeysaan Sawirkan waa Jamhuuriyadda Djibouti.

Sidoo kale dalka Switzerland oo uu Calanka u siday Roger Federer.

Sidoo kale waxaanu idin haynaa 2 Video oo aanu idinkaga soo duubnay maritaankii cayaaraha Beijing Daawasha wacan.

Abdinasir Said Ibrahim (L) and Samia Yusuf Omar, Somali’s only two athletes who will represent Somalia at the Beijing 2008 Olympic Games, prepare to set off for Beijing at the Aden Adde International Airport in Mogadishu, capital of Somalia, on Aug. 4, 2008.

Jameeca_Jilyaale@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s