Nin Somali ah oo lagu diley Minneapolis, USA.

Habeenimadii Khamiistu soo geleysey (Aug 7, 2008), qiyaastii 1:00am saqda dhexe ayaa Booliska (911) Minneapolis waxaa soo wacay nin sheegay in mindi lala dhacay.

Markii Boolisku gurigii tageen waxay la kulmeen guriga oo xiran, waxayna markaas gurigii ku galeen xoog macnaha waa ay jabiyeen.

Waxay guriga dhexdiisa ka heleen nin si xun loo dhaawacay, waxaana isla markii loola cararay Cibitaalka, kadibna halkaasi oo uu dhaawacii soo gaaray uu u dhintay.

Sidaas waxaa Booliska Minneapolis ka soo xigtey TV-ga Channel 5 ee Minneapolis, waxaa sidoo kale warkaas weriyey WCCO.

Inkasta oo aan weli ninkan ladilay magaciisa la shaacin, haddana warbaahintu waxay sheegeen in ninka dhintay uu yahay nin Soomaali ah.

Wararka ugu dambeeyey ayaa tibaaxay in arrintan galabnimadii Khamiista loo xiray wiil 15 jir ah, oo warbaahinta isagoo u waramayay ku sheegtay in ay is garanayeen ninka la diley.

Jameeca_Jilyaale@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s