Qoyskii Jarmalka ahaa oo afduubka loogu haystay woqooyiga Soomaaliya oo lagu soo daayay lacag gaaraysa Hal-Milyan doolar.

Odayaal dhaqameedyo iyo ilo u dhadhaw Burcad Badeedii afduubtay qoyskii Jarmalka ahaa ayaa sheegay in xalay sii daayeen qoyskaasi u dhashay Jarmalka oo hore afduub loogu heystay waqooyi Soomaaliya tan iyo bishii May ee la soo dhaafay Sidaas waxaa baahisay Wakaalada wararka ee Routers, iyadoo soo xiganaysa dadka iyo Mas’uuliyiinta.

Hase ahatee mid ka mid ah dadkii ka qeyb qaatay soo daynta qoyskaasi oo ku soo gaabiyay magaciisa Yuusuf ayaa yiri ” waa la soo daayay labadii jarmalka ahaa, xaaladoodana aad bay u wanaagsantahay, waxaana u sii qaadaynaa Magaalada Boosaaso”.

Balse dad deegaanka ah ayaa xaqiijiyay in lagu sii daayay qoyska la afduubtay madax furasho gaaraysa Hal- Milyan oo doolarka maraykan ah.

Si kasta ha ahaatee dadkan u dhashay Dalka Jarmalka ayaa Bishii May laga afduubtay Xeebaha Dalka Yeman iyaga oo u shareecan “Thailand” waxaana halkaasi ka afduubtay Bur-cad Badeed Soomaali ah kuwaas oo la aaday dhinaca waqooyi ee Soomaaliya iyaga oo wata doomaha dheereeya.

Jameeca_Jilyaale@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s