Koobkii kubadda Cagta ee Ciidul Adxaa ee ay Shirkadda Kaah Express ku qabatay wadanka Koonfur Afrika.

Waxaa Maalinti Isniinta aheyd oo ay taariiqdu ku beegneyt 8 December la qabtay koob Kubada Cagta ah oo loogu Xusayay Ciida barakaysan ee Ciidul Udxaa ayna soo qaban qaabisay Shirkad Xawilada Kaah Express Xafiiskeeda Koonfur Afrika. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheikh Aadan Madoobe oo Shaaca ka qaaday inuu Baarlamaanka kulmi doono.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shaaca ka qaaday in todobaadka soo socda uu Baarlamaanka kulankiisa u horeeya ka yeelan doono khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha. Continue reading

Ciidamada gumeysiga Ethiopia oo dib ugu soo laabtay fariisinkii hore ay uga guureen ee gudaha degmada Yaaqshiid.

Shacabka Soomaaliyeed iyadoo ay hadal hayeen ka bixitaanka ciidamada gumeysiga Ethiopia ee dalka Soomaaliya, ayaa cutubyo ka tirsan ciidamada gumeysiga Etiopia waxay maanta dib ugu soo laabteen fariisinkii ay horey uga guureen ee gudaha degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, iyadoo arrintan ay walaac fara badan ka muujinayeen dadweynaha ku dhaqan xaafadahaasi. Continue reading